Ugu dambeyn Madaxweyne Farmaajo wuxuu si qasab ah ku qaatay Guuldaradiisa!!

Madaxweyne Farmaajo waxaa dhagartiisii fashiliyey wadajirka siyaasiyiinta mucaaradka iyo kuwa madaxbanaan, bulshada caalamka, iyo madaxda maamul goboleedyada, wuxuuna si qasab ah ku qaatay ogololaanshaha guuldaradiisa kadib marka u diidey tanaasul ku habooneyd inuu qaato wakhti hore oo ay ka soo wareegtey wakhti dhumin soo jiitameysey wakhti dheer oo si xilkasnimo xumo leh looga soo gudbey. … Continue reading Ugu dambeyn Madaxweyne Farmaajo wuxuu si qasab ah ku qaatay Guuldaradiisa!!